X

Hawlgalo lagu baadhay gawaadhida soo galaya Muqdisho oo guul laga gaadhay iyo dhalinyaro la qabtey+MUUQAAL

Muqdisho 30 Nov 2014–Hawlgalo lagu baadhayo gawaadhida soo galaya Muqdisho ayaa guulweyn laga gaadhay iyo dhalinyar lagu tuhmey inay ka tirsan yihiin argagixisada shabaab oo gooni loola baxay iyadoo baadhitaan dheeri lagu samayn doono. Argagixisada shabaab ayaa hadda waxay ku dagaalantaa dhalinyaro ku dhufoo ka dhaqaaqa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.