X

Dhamaan saxaafada Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan ilma Barkhad Muude Caamir

Bahda ARAABINEWS.COM waxay tacsi u dirayaan ilma Barkhad Muude Caamir oo xalay aabahood Barkhad Muude Caamir ku geriyooday Boorama. Waxaan rabi uga baryaynaa inuu naxariista jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo..aamiin aamiin.

 

admin:

This website uses cookies.