X

Hay’ad biyo dhaamis ka bilowdey deegaano ka tirsan degmada Boorama

Hay’ad laga leeyahay Hargeysa ayaa biyo dhaamis ka bilowdey deegaano ka tirsan Boorama halkaas oo baryahanba ay ka jirtey biyo la’aan baahsan kadib markii shirkadii biyuhu ku guuldaraysatey in ay biyaha gaarsiiso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.