X

Salaadiin ka tirsan gobolka Awdal ayaa tacsi ka direy shilkii shalay ka dhacay Gabiley

Salaadiin ka tirsan gobolka Awdal ayaa tacsi ka direy shilkii argagaxa lahaa ee shalay ka dhacay Gabiley halkaa oo tiro aad u farabadan hal mar ku dhinteen iyadoo dhaawaciina loo qaaday si loo daaweeyo iyadoo la sheegayay in dhaawaca qaar uu halis ahaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.