X

Hay’ada qaramada u qaabilsan qoxootiga oo agab doonyo ah u qaybisay qoxooti Kiiniya laga soo celiyay+SAWIRO

Kismaayo 07 Dec 2014–Hay’ada qaramada midoobey u qaabilsan Qoxootiga ayaa agab doonyo u qaybisay qoxooti Somali ah oo laga soo celiyay xeryaha qoxootiga Kiiniya. Agabkan doonyaha ah ayaa qoxootiga loogu qaybiyay magaalada Kismaayo si ay badda uga kaluumaystaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.