12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hay’ada wadooyinka Awdal oo lacago ku qortey ganacsatada Boorama

Hay’ada wadooyinka Awdal oo hawsha loo igmadey muddo ka seexatay ayaa lacago ku qortey ganacsatada Boorama, kuwaas oo laftoodu diyaar u ah inay bixiyaan. Liistada lacagta bixinaysa ayaa lagu sheegay goobta iyo inta ay balan qaadeen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_o68V-Zqqok[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS