X

Hay’adda qaramada midoobey ee qaxootiga oo sheegtay inta dagaalkii awrkacsiga qabiil barakiciyay

Somalis fleeing from drought in the Lower and Middle Shabelle regions of the country carry their belongings as they reach a makeshift camp for displaced persons in the Daynile neighborhood on the outskirts of the capital Mogadishu, in Somalia Saturday, May 18, 2019. The UN's Food and Agriculture Organization (FAO) this week issued a warning projecting some 2.2 million people in Somalia face "severe hunger" in the coming months, due to worsening drought conditions severely affecting crop and livestock production. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Hay’adan oo u muuqata inay durba raadsanayso lacag ay ku soo qaadato magaca barakacayaasha ayaa ka hadashay inta qof ee dagaalkaas awrkacsi ka soo barakacay.


”Qalalaasihii u dambeeyay ee magaalada Muqdisho waxa ku soo barakacay dad gaaraya 80 kun ilaa 100 kun oo qof ayay lagu yiri qoraal ka soo baxay hay’adda.

Waxa jirey in maleeshiyada Hawiye ay ku qasbayeen dadka inay ka guuraan xaafadaha u dhow madaxtooyada si ay dabeedna gabaad uga dhigtaan guryahaas ay ka qixiyeen kadibna bililqaystaan.


Waraysi laga qaaday dadkaas masaakiinta ah ayaa sheegay in lagu qasbay inay aaga ka guuraan guryahooda. ”Hooyo waa lay qasbey maxa samaynaa naftaadaan la soo cararay.

Waxa hadda la sheegay in guryaheedii ay bililqaysteen maleeshiyadii barakicisay

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.