X

Hay’adda socdaalka oo xafiis ka furatey Buuhoodle: SAWIRO

Hay’adda socdaalka ayaa xafiis ka furatey Buuhoodle. Munaasabadda lagu daahfurey xaafiiska ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socdey qeybaha kala duwan ee bulshada degaanka, maamulka degmada iyo ciidamada amniga, wuxuuna dhinac walba balan qaadey gudashada waajibka kaga aadan howlaha xaafiiska.


Daahfurka xaafiiskaan ayaa micnihiisu yahey in Soomaaliya dhinaceeda ay diyaar u tahey ilaalinta amniga, sharciga iyo hababka socdaalka gobolka iyo guud ahaan kan caalamka.

Dadka gobolada Woqooyiga ayaa ku dhib qaba qaadashada baasaboor Somaliga waxayna u tageen Garoowe.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.