X

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadley heego iyo dhismooyinka degmooyinka

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadley heego iyo dhismooyinka degmooyinka.

Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in muddo shan cisho gudahood lagu soo dhisi doono maamulada degmooyinka kaddib markii uu dib u dhac ku yimid dhamaystirka howlaha magaacibadda hoggaanka maamulka.


Mustafe Cumar ayaa amar ku siiyay booliska inaysan u dul qaadan cid kasta oo carqaladeynayso ammaanka isla markaasna sharciga lala tiigsado dadka doonaya inay amni darrada abuuraan.

Dadka badankooda ayaa dalbanaya in sharciga la keeno kooxdii HEego oo lagu yaqaanay cagajugleyn, kufsi iyo xadgudubyo badan.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.