12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Heesta usbuucan aad loo daawaday iyo Maxamed bk iyo Nimco Yaasiin laguna magacaabo Dardaaran

Dardaaran waa heesta usbuucan aadka loo xiisaynayo oo ay ku luqeeyaan Maxamed BK oo Ingiriiska jooga iyo Nimco Yaasiin. Fanaanka Maxamed BK ayaa reer Ingiriis aad u xiisaynayaan waana heestii labaad oo uu INgiriis ku qaado intii lagu soo casuumay usbuuca Somalida ee London.

ARAABINEWS.COM