X

Hibaaq oo jeelka loo taxaabay: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Kadib qorshihii ay degtay jacaylka Jaajuumow waxa jeelka loo taxaabay Hibaaq. Ceegaag ayaa u baryo tagay adeerkii si uu jeelka uga soo daayay. Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi oo meel xasaasiya maraya.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.