November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hibo Nuura oo baaq u dirtey cida xidhatey fanaanka Farxaan Xidig oo ARAABINEWS xadhigiisa hore u sheegtay

Hibo Nuura ayaa baaq u dirtey cida xidhatey fanaanka Farxaan Xidig oo ARAABINEWS xadhigiisa hore u sheegtay. Ilaa iyo intii an soo gudbinay xadhiga Farxaan Xidig ma jirto cid odayaala oo ka hadashay xadhigiisa aan ka ahayn shaqsiyaad iyagu ka gubtey dulmiga loo gaystey Farxaan Xidig.

Muuqaalkan Hibo Nuura ayaa la soo dhigey barta faysbuuga. Farxaan ayaa maalintii 12-naad ku xiran jel ku yaala Hargeysa.