Hibo Nuura ayaa booqatey dhulka quruxda leh ee Gobweyn ee Jubadda Hoose. Fanaanada oo ay la socdaan fanaaniin kale oo Maraykan degan ayaa u soo cadceed doontey dalkooda hooyo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dqGHUIPlstY[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS