X

Odayaasha Dhulbahante oo ka hadley dagaalka Qoriiley ee Majeerteenka isku hayaan

Odayaasha Dhulbahante ayaa ka hadley dagaalka Qoriiley ee Majeerteenka isku hayaan. Odayaashan ayaa ku eedeeyay in beesha Cabdiwelli Gaas ay hubka ka helayso Garoowe.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KNh_uoOWxOw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.