X

Hijradii ugu horeysay ee asxaabtii rasuulkeena (csw) ku yimaadeen Itoobiya iyo Hereri

Waa barnaamij xiise leh oo saxafiga C/salaam Hereri ku tagay dhulkii ardal xabash ee ay u soo haajireen asxaabtii Qureeshta sanam caabudku ciqaabta raaxada uga qaadeen. Asxaabtan ayaa isugu jirey rag iyo dumar waxa soo dhaweeyay boqorkii Najaashi oo markii dambe loo tukatey salaada maqnaashaha ee qofka dhinta.

Aaga asxaabtu ku aasan tahay ayaa waxa dib u habeeyay Muslimiinta Turkida oo hadda hormood ka ah diinta Islaamka halka Wahaabiyada Sucuudigu taageeraan argagixisada.

Muftiga ugu Muslimiinta Itoobiya ayaa isna xusey in dadweyowga Itoobiya gaal iyo Muslim si isku mida u wada nool yihiin iskuna ixtiraamaan diintooda.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.