X

Hilibleyda Boorama oo nadaafad xumo soo wajahdey iyo dawlada hoose oo eeda dusha looga tuurey

Hilibleyda magaalada Boorama ayaa cabasho ka muujiyay kadib nadaafad xumo la soo daristey goobta lagu qalo hilibka oo keeni karta cudurio halidsa haddii aan la nadiifin. Hilibleyda ayaa xoog looga qaadaa lacago taas oo loogu bedelay nadaafad xumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.