X

Magaalada Boorama oo laga bilaabay xaadhxaadhka garoonka kubada ciyaaraha awgeed iyo dad akhlaaqle noo soo dira

Magaalada Boorama ayaa looga diyaar garoobayaa ciyaaraha kubada cagta. Muran dheer kadib iyo qaban qaabo xun oo uu ka masuulyahay Ramaax waxa hadda laga bilaabay xaadhxaadhka garoonka kubada cagta oo la saarayo roog macmala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.