Hindi daldalanaysay kheyraadkeena badda oo la keenay degmada Hobyo kadib markii laga soo badbaadiyay ragii ku qabtey oo ayaga abaal looga dhigey in lagu xiro Gaalkacayo.
Gudoomiyaha degmada Hobyo ayaa u muuqda in uu ku farxayo ragaan kheyraadkeena daldalanayay ee raga qabtey laga soo furtey asagoo moodaya in uu lagu abaalmarin doono.
Kheyraadka badda Somaliya ayaa waxa iibsada maamul jufeedyada aan awooda lahayn ee is mooda in ay awood leeyihiin lacagta ka soo baxdana ku dhista daaro ama ku fushada dano shaqsiyaada.



C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay