November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hindiya oo halmar joojisay lacagta 500 iyo 1000 rupii kuna bedeshay lacag kale iyo sababta

Dawlada Hindiya oo dadkeedu musuq rigaadsaday ayaa ku dhawaaqdey halmar in ay joojisay lacagta 500 iyo 1000 rupii ee dalkeeda dadkana u sheegtay in ay bangiyada ka bedeshaan.

Lacagta 500 iyo 1000 rupi ayaa aad looga isticmaalaa Hindiya oo lacagteedu dhulka taalo. Raiisal wasaaraha ayaa sheegay in lacagtaas la bedelay laguna bedelay lacag cusub oo ah 500 iyo 2000.

Hindida ayaa lacagta soo daabacda kadibna ku bedesha Doolar sida inta badan ka socota dhamaan dalka Somaliya. Arintan ayaa dawlada Hindiya rajaynaysaa in ay dib u celiso lacag sharci daro oo ka maqan dawlada.

_92319839_mediaitem92319835[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS