Dawlada Hindiya ayaa magdhow ka dalbatay Sucuudiga kadib markii haweenay u shaqaynaysay qof Sucuudi ah ay gacanta ka jareen. Sucuudiga ayaa nidaamka shaqadu uu yahay midkii adoomaha iyadoo qofku u shaqeeyo qofkale isla markaana ula dhaqmo sidii la rabo. Qoyska haweenaydan gacanta la gooyay ayaa sheegay in ay cunto la’aan ku dileen xataa ay u diideen teleefanada.
Wasiirka arimaha Hindiya ayaa dalbaday in magdhow la siiyo haweenaydaa suidsa foosha xun looga jaray gacanta walibana ay ka jartey haweenaydii ay u shaqaynaysay. Haweenaydan ayaa sheegtay in waydiisatay naagta gacanta ka jartey in Hindiya loo diro ee ayna rabin wax lacaga,,kadibna waxaan go’aansaday in aan daaqada ka boodo wayna I qabatey waana marka ay jartey gacabteyda.
Wax wara wali kama soo bixin dhinaca Sucuudiga oo ku saabsan dhacdadan foosha xun. Dhacdooyinka adoonsiga ayaa caanka ah Carabta Khaliijka waxayna soo noqnoqdaan inta badan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay