November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hodan C/raxmaan oo martey wadadii Maryan Mursal iyo hees iyada iyo ninkeeda lagu duufsaday oo qabiileysan+MUUQAAL

Hodan C/raxmaan oo ah fanaanad aad loo jecelyahay ayaa Sir Maxamuud ku duufsaday hees qabiileysan oo looga hadlayo maalinta beesha dhexe ee 18 May iyo calanka SNM. Hodan ayaa iska aqbashay in heestan ay iska ka qaado maadaama ninkeeduna ku jiro. Marhore ayay ahayd markay Maryan Mursal ku ceebowday hees aan abaal loogu qabin oo ay qaaday gooni goosatada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM