November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hogaamiyaha kaniisada gaalada Pope Francis oo u sheegay reer galbeedka in xoriyadu hadalku leedahay xad

images[9]Roma 16 Jan 2015–Hogaamiyaha kaniisada gaalada Pope Francis ayaa runta u sheegay reer galbeedka sida khaldan u fahmay macnaha xoriyada hadalka mar uu ka hadlay dilkii ka dhacay Paris sheegayna in xoriyada hadalku leedahay Xad aan laga gudbeyn oo ah inay bartaan.

Haddii aniga ku xigeenkeygu caayo hooyadey feedh ayaan la dhacayaa waabase dad dhan diintooda. Waan taageersanahay xoriyada hadalka laakiin waa in la xaqdhowro dadka kale diimahooda.

Pope Francis oo dad badan caabudaan waa markii ugu horeysay oo uu si saxa uga hadlo cayda dadka jaahiliinta ahi kala daaleen rasuulkeena beri ka ah waxay ku sheegaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS