X

Hogaamiyaha Xisbullah oo sheegay in ay Yuhuuda dileen isla xilligii ay dileen sargaalada Xisbullah

Bayruud—Hogaamiyaha Xisbullah oo la hadlayay dadkiisa ayaa sheegay in ururkiisu weerarka qaadeen isla xilligii ay Yuhuudu dishay sarkaalada ka tirsanaa Xisbullah. 11:30 subaxnimo ayay naga dileen anaguna 11:30 subaxnimo ayaan weerarka fulinay. Wuxuuna balan qaaday in Yuhuudu heli doonto waxay rabto laakiin ayna rabin dagaal.

Yuhuuda ayaa cabsi la soo deristay waxana loo sheegay in ayna dagaal geli Karin xilligan waanadaas oo uga timi maamulka Barak Obama oo xilligan diidan in la weeraro Xisbullah.

Xisbullah ayaa lagu amaanay sida ay uga sifeysay dhulkooda argagixisada caalamiga ah. Wuxuu sheegay in dagaalka Yuhuudu hadda noqonayo mid aan ka jawaabno haday na weeraraan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.