21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hogaanka beelaha Makaahiil (Samaroon) oo ku dhawaaqay xilliga la qabanayo shirka

Hogaanka beelaha Makaahiil (Samaroon) ayaa ku dhawaaqay xilliga la qabanayo shirka. Beelaha Makaahiil ayaa marhore sheegay inay qabsan doonaan shir ay uga tashadaan aayahooda siyaasaded iyo tan dhaqaale.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=buZsXDTnjq8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS