29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hogaanka dhaqanka beelaha balaadhan ee Makaahiil (Samaroon) oo diidey khiyaamada ka soo baxdey gudiga doorashada

Hogaanka dhaqanka beelaha balaadhan ee Makaahiil (Samaroon) oo eedeeyay gudiga doorashada maamulka Somaliland oo dadku la yaabay halka ay geeyeen tiradii gobolka Awdal.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS