12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hogaanka dhaqanka gobolka Awdal oo hambalyo u direy Wadani iyo Muuse Biixi digniina raaciyay

Hogaanka dhaqanka gobolka Awdal ayaa hambalyo u direy Wadani iyo Muuse Biixi digniina raaciyay. Doorashadii ka dhacday maamulka ayaa loogu shubey Muuse Biixi oo la ogyahay inuu dambiyo ka galay gobolka.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS