Norwey–Hogaanka socdaalka Somaliya jeneral Gaafow ayaa sheegay in aanu Norwey u imanin in aan soo celino dad Somaliya laakiin aan u nimi sidii nalooga caawin lahaa dib u habaynta madaarkla Muqdisho iyo kuwa kale. Waraysi kale wuxuu beeniyay nin beenaale ah oo magac doona oo madaarka Muqdisho yimi kadibna afka ka geliyay shaqaalaha madaarka in ay fiiriyaan baasaboorka beesha.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay