Hooyada dhashay laba gabdhood oo argagixisadu ku xasuuqdey Muqdisho ayaa bixisay waraysi Somali oo dhan ka qiireysiiyay. Hooyadan ayaa agoonimo ku soo korisey labadaan gabdhood taasi oo ka dhigeysa xaalka hooyadan mid aan loo adkeysan Karin.
Dhiigmiiratada ayaa ku dhex diley maqaaxida Pizza ee Muqdisho xilli ay sugayeen in ay afuraan. Argagixisada shabaab la baxdey iyo kuwa kale ayaa erayada quruxda badan ee ALLE isticmaala xilliyada ay Muslimiinta dhiigooda daadinayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay