X

Hooyo 28 sano kadib dib u heshay gurigeeda

Hooyo 28 sano kadib dib u heshay gurigeeda. Hooyo salaama ayaa waxay gurigeeda ka qaxdey 28 sano markii dalku burburey ayna Muqdush soo galeen dad dil iyo dhac nolol ka dhigtey, si xaaraanana u deganaa guryo ayna lahayn.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=FEqf8_TEvH8[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.