Hooyo baahida dhaqaale ee Ku xeerani ku kaliftay inay iibiso caanaha naaskeeda. Hooyo dhallinyaro ah oo u dhalatay Dalkaasi Shiinaha ayaa waxay go’aan ku gaadhay in listo oo ay iibiso caanaha Naaskeeda.
Waxa hooyadan ku kalifay si ay u bixiso lacag dhakhtar oo ay ku jirto gabadh yar oo ay dhashay. Waxay kala tashatey ninkeeda waxayna isku raaceen in la iibiyo caanaha naaskeeda.
Lacagta laga rabay ayaa gaaraysay $ 15.891 oo doolarka Maraykanka ah. Arintan ayaa aad looga faaloodey baraha bulshada ee dalkaasi Shiinaha. Dadka qaar ayaa u garaabey halka kuwana yiraaheen waa laga fiican yahay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay