20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hooyo gabadheeda raadinaysa 2 sano ku dhawaad oo codsi diraysa

Hooyo gabadheeda raadinaysa 2 sano ku dhawaad oo codsi diraysa. Hooyada iyo caruurteeda ayaa iyaguna sheegay in markii ugu dambeysay gabadhan ay lix bilood oo uura ay lahayd. Ilaa hadda lama garanayo halka ay ku sugan tahay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2uv_b103TTY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS