Hooyo Somaliyeed oo la sheegay in la baxsatay laba caruura ayaa lagu qabtey dalkaasi Kanada. Hooyada oo lagu magacaabo Aniisa Ibrahim ayaa maxkamadi ku amartey in ayna ka bixin gurigeeda ama gobolka ay joogtey ee Manchesyer (Ingiriiska) waxase ay jabisey sharcigii ama amarka waxayna la socdaashay laba caruura.
Rashid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay