X

Hooyo Somaliyeed oo ku eedaysneyd fal argagixiso oo isku dhiibtey booliiska Kiiniya

Hooyo Somaliyeed oo ku eedaysneyd fal argagixiso ayaa isku dhiibtey booliiska Kiiniya. Hooyadan oo lagu faafiyay baraha isgaarsiinta ayaa lala xiriiriyay weerar argagixiso oo ka dhacay gobolka Somalida ee Kiiniya.



Isku duwaha Gobolka waqooyi-bari Kiiniya, Maxamuud Saalax ayaa warbaahinta sheegay in ay isa soo dhiibtey Muumina Ciroobe ayna tahay ayuu yiri guul weyn oo ka dhana argagixisada.



Weerar bishii Febraayo lagu qadey xarun booliis oo ku taal tuulada Qarisa ee govbolka Somalida ayaa lagu diley askar booliisa waxana weerarkaas lala xiriiriyay haweenaydan iyo wiil ay dhashay. (sawirka hoose)

Dawlada Kiiniya oo kufsi iyo jirdil ku haysa dadka Somalida aya bilowdey wacyigelin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.