X

RW Xasan Cali Kheyre oo la kulmey jaaliyada Somaliyeed ee Norwey: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey jaaliyada Somaliyeed ee Norwey. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid uga jawaabay Su’aalo ay weydiiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Norway, waxuuna ku boorriyay inay dadaalaan, oo ay taladooda, aqoontooda iyo waaya-aragtinamadooda u biiriyaan dawladda.



Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo munaasabadda ka hadlay ayaa faahfaahiyay horumarka dhanka dhaqaalaha ee laga sameeyey dalka muddadii ay jirtay xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 



admin:

This website uses cookies.