X

Hooyo Somaliyeed oo Sucuudiga ka timi oo farxad awgeed cilaansatay iyo qoxooti la soo garaacay oo farxad ooyay+MUUQAAL

Muqdisho–Qoxootigeena Somaliyeed ee ku soo noqdey dalkeena ayaa farxad ooyay markay dalkooda cagaha soo dhigteen..Wiil Somaliyeed oo ka yimi Yaman ayaa ka ciil ooyay sida uu u joogey meel geri go’an ah oo marka xabadu dhacdo ayna jirin meel kale oo uu u cararo maadaama uu joogo dal qurba ah..Dhinaca kale hooyo laga soo tarxiilay Sucuudiga ayaa yaduna farxad darteed cilaan saaratay iskana tuurtey wahabkii ay la soo kulantey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.