X

Sida aad iigu dheertahay dhaxalkiisa caashaqu ha inaga dhexeeyee ka ilaali dheliga: heesta usbuuca iyo Princess Istaahil

Waa hees dhawaan faraha la qaaday ayna inoogu luqeynayso Princess Istaahil. Dhankaagiyo dhankeyga midba dhibi kamay iman jacaylkiina muu dhiman,,dhaxalkiisa caashaqu ha inaga dhexeeyee dhidibkaan u taagnaa ka ilaali dheeliga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.