X

Horjoogaha Hir-Shabeele Waare oo ka go’ay horjoogeyaashii Kismaayo ku shirey

Horjoogaha Hir-Shabeele Waare ayaa ka go’ay horjoogeyaashii Kismaayo kula shirey. Waare oo Muqdisho kula hadley saxaafada ayaa si cad u sheegay inuu ka go’ay kuwa kale.


Isaga oo saxaafada la Hadley ayaa sheegay in uu rajaynayo in saaxiibadii uu ka go’ay ay iyagu qaataan la hadalka dawlada. Qodobada Waare soo bandhigey ayaa kuwo dawlada dhexe ayna awood u lahayn.


Horjoogeyaashii Kismaayo ku shirey ayaa dalbadey in shisheeye u soo gurmado. Talaabada Waare ayaa dhabarjab gaara ku ah Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GqE78RTh0Vk[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.