X

Horjoogaha Koofur Galbeed oo dhiirigelin u muujiyay askar dhaawaca: SAWIRO

Horjoogaha maamulka Koofur Galbeed ayaa isbitaal ku yaala Xudur ku booqdey askar ka tirsan ciidanka dawlada oo ku dhaawacmey weerar fuleynimo ah oo ay ku soo qaadeen dhalinyar argagixisadu been u sheegtay.


Dagaalka askartan ku dhaawacmeen ayaa ka dhacay duleedka Xudur waxana ciidanka dawlada eryadeen argagixisada oo markay arkeenba ooda jebiyeen. Waxase lagu yaqaanaa gaadmada fuleynimada Libaaxa waana ta keenta dhaawaca askartan.

Booqashadan ayaa u ah dhiirigelin askarta qaar ka mida ay hoos yimaadaan isla deegaankiisa inay ku jiraan jihaad lagula dagaalamayo dhiigmiiratada.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.