X

Horjoogaha maamulka Somalilaan oo sii daayay gabdho uu xirtey bil ku dhawaad

Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa sii daayay gabdho uu xirtey muddo bil ku dhow. Gabdhahan ayuu ku haystey maxaad u xirateen calanka qaranka. ”Waa markii shanaad oo fadeexad xun ay ka raacdo dhalinta uu ku xirayo calankaad xirateen ayuu yiri Xuseen Warsame.


Waxa tan ka horeysay gabadh calanka ku gogoatey sariirteeda oo ninki qabay oo beesha dhexe ahaa uu soo sheegay kadibna jeelka uu u taxaabay. Hay’adaha maamulkan taageera ee gaalada ayaa qaylo dhaan ba’an ka muujiyay jaahilnimadan.


”U malaynmaayo inuu jiro saaxiibada taageera maamulkan inuu jiro mid la dhacsan xadhiga joogtada ah ictiraafna hadalkeeda daa ayuu yiri nin u hadlay hay’adaha u dooda xuquuqda dadka oo diidey in aan magaciisa sheegno.

Warbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.