X

Madaxweynaha oo hambalyada ciida u direy shacabka Somaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyada ayaa hambalyo u direy dhamaan shacabka Somaliyeed meelkasta oo ay joogaanba. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu berito farxada ciida la qaato dadka ugu mudan in lala qaato oo ah ciidanka qaranka u hurey naftooda.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.