X

Horjooge Muuse Biixi oo beeniyay inuu ka jiro Tigreega

Afhayeen u hadlay horjooge Muuse Biixi ayaa beeniyay inay Tigreega ka jiraan laakiin dagaalka lagu hayo ee looga sifaynayo dalka ay dhexdhexaad ka yihiin. Wasiirkiisa arimaha dibeda oo idaacada Ingiriisku waraysatey ayaa sidaas sheegay.


”Lama jirno dawlada uu hogaamiyo Cabi Axmed laakiin waxaan nahay dhexdhexaad ayuu yiri isagoo aan la garanayn cida uu u hadlayo ayuu yiri Xuseen Warsame waayo dhamaan qabiilka ISAAQ badankiisa lama jiraan gaalka Tigree iyo kuwa taageersan.



”Keliya waxaan kala hadalnay Mustafe Cagjar sidii ganacsiga loo horumarin lahaa ee dagaalka Itoobiya dhexdhexaad ayaan ka nahay. Hadalkan horjoogaha ayaa imaanaya xilli Tigreegu u sheegay Muuse Biixi taageeradii ay siiyeen iyo sidey u aqonsan doonaan.


Horjooge Muuse Biixi iyo horjooge Siciid Deni ayaa u darsaday Tigreega oo waqtigoodii Addis abab u ahayd Xaramka laakiin inta uu yimi Cabi Axmed uu joojiyay wax ka hooseeya dawlada dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.