X

Maalin iyo badh ayay nagu qaadatey inaan Tigreega uga saarno Canfarta: Cabi Axmed

CABI XAMED

Raiisal wasaaraha Itoobiya oo la hadlaayay milatariga dalkiisa ayaa sheegay inay dhawaan soo afjari doonaan maleeshiyada Tigreega oo hadda go’doon la geliyay markii dhexda laga kala jebiyay. Ciidanka Itoobiya ayaa ku sugan wadada B2 ee toos u aada Tigreega.


”Waa isla wadada ay reer galbeedku moodeen inay sii furnaan karto oo Addis ababa laga soo geli akro oo ay ka soo geli karaan caruur iyo haween aan qoriga qaadi karin oo ay dagaal gelisay maleeshiyada Tigreegu ayuu yiri Xirsi Warfaa.

”Maalin iyo badh ayay nagu qaadatey inaan makeeshiyada Tigreega ka saarno 6 magaalo oo ku yaala gobolka Canfarta hadda hal maleeshiyo kagama sugna ayuu yiri Cabi Axmed.



Itoobiya ayaa joojisay inay sii faafiyo sirta iyo hawlgalada ciidanka sia ayna uga faaiideysan dawladaha reer galbeedka oo sirtaas u gudbiya Tigreega si ay uga cararaan marka lagu soo socdo.


”Waxaan leehay hooyada Tigreega ilmahaaga kala soo bax, waxaana leehay dhmaan dhalintaa la qalday isku soo dhiiba si nabada ayyy raaciyay Cabi Axmed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.