X

Horjooge Muuse Biixi oo diidey inuu ka hadlo awood qaybsiga reer Awdal dalbadeen

Muuse Biixi ayaa ilaa hadda ku qoslaya reer Awdal oo dalbaday in awood qaybsi degdega la galo. Wuxuuse aaminsan yahay inay intoodii qabaan iyo ka badanba laakiin sadbursi doonayaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.