Horjooge Muuse Biixi oo reer Awdal u cadeeyeen in doorasho ka dhacayn gobolada ay degaan ayaa raba inuu ka dulboodo gobolka oo Ciisaha tirada yar ee qaxootinimada ku soo galay gobolka uu la shiro.
Shir hoosaad ay galeen horjooge Muuse Biixi iyo xer jufadiisa oo uu direy ayaa lagu heshiiyay in la mijaxaabiyo dhalinta gobolka Awdal ee soo jeeda si lo yiraa gobolku waa ka qayb galay.
”Waxa la soo sheegayaa inuu Saylac ka qortey shaqaale ka shaqeeya doorashada laakin anagu waan u sheegnay ama qorta ama ha qoranina mowqifkayagu waa kaa dhalinta reer Awdal soo gudbiyeen ayuu yiri oday arkey gawaadhi Hargeysa ka timi.
Gawaadhidan oo dhamaantood Isaaq ahaa ayaa ka soo wareegay dhinaca xeebta sida uu ku waramay goob jooge arkey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay