X

Horjooge Muuse Biixi oo isku dayay inuu muddada kordhisto

Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa galabta sheegay inuu furayo xisbiyada maamulka taas oo siinaysa fursad uu ku kordhisto mudada uu xilka hayo oo dhmaada lana sugayo in booska laga tuuro. Horjoogahan oo lagu khasaaray ayaa maamulka mudadii uu joogay ka dhigey goob qabyaalada loo adeego.


”Haba yaraatee wax uu qabtey ma jirto iskaba dhaaf in muddo loo kordhiyee waxa aad loo rabaa in degdeg looga tuuro ayuu yiri Xuseen Warsame.


Xisbiga Wadani ee raba inuu boosk ka tuuro iyo kan uu leeyhay Faysal Waraabe ayaa markiiba diidey si cadna u sheegay inaan laga yeelayn inuu mudada kordhisto.

”Adeer daaqada ka kordhisan meysid ee mudada kuu hartey way kooban tahay waxaanan sugnaa doorashada guriga Morgan iyo golaha Guurtida ayay si cad u sheegeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEW


admin:

This website uses cookies.