X

Koox looma joojinayo doorashada socota: Gudoomiyaha doorashada

Gudoomiyaha guddiga xorta ah ee doorashada hadda socota ayaa si cad u sheegay in aan la joojinayn doorashada kadib markii kooxda wareersan ee ku xiran Kooxda Xalane ay sheegeen in la hakiyo doorashada.


Guddiga doorashada ayaa qabtey ilaa 24-ka bishan inay ku soo dhmaato doorashada golaha shacabka, waxase ilaa hadda la maray horjooge Siciid Deni iyo Axmed Madoobe inayna bilaabin xulista.


”Hirshabeele ayaa la filayaa inay bilowdo inkastoo ay la soo daahday ayuu yiri Cali Calasow. Waxase cad in ogaan loo baajinayo xulista xildhibaanada golaga shacabka.



”Cidii cabasho qabtaa ha timaado hana noo soo gudbiso laakiin ilaa hadda waxaad moodaa in warbaahinta lala hadlayo mana aqbalayno ayuu yiri gudoomiyaha guddiga doorashada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.