X

Horjooge Siciid Cabdullaahi oo jeelka u taxaabay siyaasi dhaliiley

Horjoogaha Butlaan Siciid Cabdullaahi Deni ayaa jeelka u taxaabay siyaasi ka soo jeeda gobolka Bari oo dhaliilay sida uu wax u wado. Siyaasi Muuse Cali Jaamac ayaa ciidan uu direy Siciid jeelka u taxaabeen.


Siyaasi Muuse Cali ayaa ka qayb-galay kulan maamulka horjooge Siciid Cabdullahi looga digaayay maalgeshi buga oo carabta Imaaraadku ku qaato kheyraadka dalka.

Muuse Cali Jaamac ayaa warbaahinta u akhriyey go`aamo kasoo baxay Odayaasha beelaha gobalka Barri qaarkood, kuwaas oo sheegay in horjoogeSiciid Cabdullahi Deni uusan fulin balan qaadyadii uu sameeyey.


Horjoge Siciid ayaa isna dhankiisa sheegay in loo xirey kadib markii la mamnuucay inay dadka reer Boosaaso shir isugu imasn karaan taas oo ah kelitalisnimo caadiya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.