X

Way naga go’antahay ilaalinta xuduudaha beriga iyo badda: Raiisal Xasan Cali

Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin ka direy Somalida cadowga soo hogaaminaya dagaalna kula jira amarka iyo kala dambeynta. Waxa Kiiniya jebisay laba mar amarkii dawladu soo saartey.


Somaliya awood ayay u leedahay inay soo rido diyaaradii jebisa hawada dalka laakiin waxay samaysay tudhid sida uu qabo Cali Calasiow oo jooga Muqdisho.

” Qof walba oo naga mid ah, mucaarad iyo muxaafid oo fursad u hela inuu qarankiisa metalana, waxaa uu taariikhda ku geli doonaa sida uu u ilaaliyo qarinimada, madaxbannaanida, Midnimadda iyo ilaalinta xuduudaha, badda, hawada iyo dhulka Soomaaliyeed ayuu yiri Xasan Cali


Si kastaba ha ahaatee Kiiniya waxay muujisay inay adeegsato Somali diir madow ayadoo isleh uga faaiideyso qabiil laakiin waxa hubaala inay ku hungoobi doonto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.