X

Horjooge Siciid Den oo ka calaacalay raiisal wasaaraha Xasan Culusow

Kadib markii uu si xun ugu khasaaray doorashadii dalka oo keliya hamigiisu ahaa in madaxweyne Farmaajo kursiga ku soo noqon, haddase wuxuu si xun uga calaacalayaa dhirbaaxada ku soo dhacday.


”Haba yaraatee waxba la igama weydin magacaabista raiisal wasaaraha cusub oo la xaqiijay inuu u shaqeeyo sirdoonka Kiiniya ayuu yiri Cali Calasow.

Horjooge Siciid Deni oo ayna jirin siyaasad ay kala dhaxayso Xasan Culusow ayaa hadda la hari doona xildhibaanada uu haysto ee u codeeyay, waxana meesha ka soo baxday laba xaaraan ku heshiisa xalaali ka fog.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.