Horjoogaha maamulka Butlaan Siciid Deni ayaa diidey casuumad uu fidiyay madaxweyne Farmaajo oo ku aadanayd latashi lagu qasbey oo meesha ka saaraya awooda barlamaanka dalkana ku celinaysa Saamiley jufeysan.
Horjooge Siciid Deni ayaa sheegay inay dhegeysanayaan Aqalka Sare baaqiisii oo la mid ahaa kan madaxweyne Farmaajo soo saaray ee Maraykanku qasabka uga dhigey.
”Saamiley ayaan rabnaa mana rabno casuumada madaxweynaha waa laba aan is lahayn ayuu yiri Cali Calasow. Horjooge Siciid Deni oo hore dawlada dhexe ugu jirey ayaa diidey inuu tago caasimada intii booska loo doortey, waxayna muujinaysaa laba wejiilenimo ayuu raaciyay Cali Calasow.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay